Dhagayso:- Wasiirka Cafimaadka Puntland oo Booqday Cisbitaalka Burtinle Sabab?

Posted Date: 18 Apr 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Wasiirka wasaarada Caafimaadka dawlada Puntland mudane C/nasir Cismaan Cuuke ayaa socdaal uu ku tagay degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal wuxuu ugu guur galayey dad shuban biyood uu kusoo ritay degmadaasi.

Wasiirka ayaa sheegay inay wasaarada caafimaadka ay wado sidii kor loogu qaadi lahaa caafimaadka dadka shubanka soo ritay.

Wasiirka ayaa kormeerkaasi Buurtinle kulan kula qaatay maamulka degmada,Odayaasha iyo bahda caafimadka ee degmadaasi wuxuuna sheegay inay lagama maarmaan tahay in la aado deegaanada ka baxsan degmada buurtinle ee ay degenyihiin reer guuraaga si adeeg caafimaad loo gaarsiiyo.

Allidamaale