Dhagayso:- Waxgarada Degmadda Garacad oo ka hadlay dhismaha Dekadda

Posted Date: 08 Aug 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Cabdulaahi Gafaa Kaarshe oo ah ka mid ah Odayaasha Degaanka garacad oo dhawaan Madaxwyne gaas ka dhagax dhigay Dekad ayaa sheegay inay diyaar u yihiin ka qeyb galka dhismaha dekadaas .

Cabdulahai ayaa sidoo kale ka Hadlay Arimo laga dhawaajiyey maalmihii dhagax dhiga Dekadaas ooo ahaa in Raisal wasaare kheyr oo markaa joogay Puntland inuu ka Cududaartay Furitanka Dekadaas .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale