Dhagayso:- Xeer ilaalinta Puntland oo ka hadashay 18 nin oo Burcad Badeed ah

Posted Date: 17 May 2017   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Xeer ilaalin ku xigeenka Puntland Maxamed Xareed oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay burcad badeed gaaraysa18 oo lagu maxkamadaynayo Puntland.

18 nin ee Burcad badeeda ah ayaa doonayeey xeebaha Caluula inay ka qafashaan markab kuwa xamuulka qaada ah .

Hoos kadhagayso codka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale