Dhagayso:- Xildhibaan Burhaan Aadan oo ka hadlay Sicir Bararka iyo Lacagaha Been Abuurka ah

Posted Date: 17 Jul 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Xildhibaan Burhaan Aadan Cabdi oo kamid ah xildhibanada Barlamaanka Puntland ayaa ka hadlay sicir bararka kajira Puntland iyo mudarahadyada kasocda magaalada Burtinle.

Xildhibaanka ayaa sheegay inay sabab u tahay sicir bararka jira lacago shiling somali been abuur ah oo lagu samaynayo dalka ,gar ahaan ayuu sheegay Boosaaso,taas oo uu ku sheegay mid nasiib daro ah,

Xildhibaanka oo Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay in ay jiraan lacago kale oo ben abuur ah oo laga keeno koonfurta somaaliya,isago sheegay in shacabka looga bahanyahay inay arimahan bananbaxyo kadhigan.

Allidamaale