Dhagayso:- Xildhibaan Surcad oo Baaq u Diray Shacabka Magaladda Gaalkcyo

Posted Date: 20 Mar 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Xildhiban Siciid Cabdi Samatar Surcad oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamnka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay Dilalka Qorsheesan ee ka dhacaya magaalada Gaalkacayo kuwaas oo loo geesanayo dadka waxgalka u ah Bulshada kunool gobalka mudug gaar ahaan magaalada gaalkacay.

Xildhibaan Siciid ayaa shacabka kunool magaalada Gaalkacayo waxa uu ugu Baaqay in ay la shaqeeyaan Ciidamada amaanka si looga hortago falalka Amnidarada ah ee ka dhaca marar qaar magaalada gaalkacayo iyo dilalka loo geesanayo in dheergarada gobalka Mudug.

Xildhibaanka ayaa waxa uu ku dhaliilay shacabka Gaalkacayo in ay ka gaabiyeen ka qayb qaadashada amaanka magaalada gaalkacayo waxa uuna u jeediyay fariin ah in ay u istaagaan ka shaqaynta Amaanka gobalka gaara ahaan magaalada Gaalkacayo.

Allidamaale