Dhagayso+Sawiro:- Liiska Xulka Kubada Cagta Puntland oo lagu dhawaaqay

Posted Date: 09 Sep 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Maamulka Xiriirka kubada Cagta Puntland ayaa maanta ku dhawaqay liiska xubnaha uga qayb galaya Tartanka maamulka goboleedyada ee ka dhacaya magaalada Kismaayo.

Xiriirka kubada Cagta Puntland ayaa soo saaray 20 Qof oo dhamaan ah dhalinyarada uga qayb galaya Ciyaarta maamul goboleedyada.

Dhalinyaradan ayaa qaar kamid ah ay horay uga qayb galeen koobka maamul goboleedyada dalka Soomaaliya kuwaas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya.

Allidamaale