Dhagayso+Sawiro:- Shir Muqdisho uga Furmay Wasaaradaha Arrimaha Guddaha ee Maamul gobaledyada

Posted Date: 11 Nov 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha dowladda Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Saciid ayaa maanta magaalada Muqdisho Ka daahfuray kulanka Madasha wadatashiga wasaaradaha arimaha gudaha, dib u heshisiinta iyo Gobolka banaadir.

Barnaamijkaan oo lagu Magacaabo Hannaanka qaran ee Wadajir ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu ka socon doonaa Saddex maalin.

Allidamaale