Dhagayso+Sawiro:- Shirkii isimada Puntland iyo Beesha Tanaade oo go’aamo Cusub laga soo saaray

Posted Date: 17 Jul 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Magaladda Garowe ee Caasimadda Puntland waxaa 14 beri kasocday shir u dhaxeeya Beesha Leelkase iyo Qaar kamid ah isimada Puntland,kaas oo beesha Tanade kaga cabanaysay Xukumada Puntland.

Kulan maanta kadhacay Garowe ayaa lagu shaaciyeey in shirkan uu sii socon doono ,isla markaana shirweyne loo dhanyahay la isugu imaan doono 25 bishan an ku guda jirno.

Suldaan Maxamed siciid Garaase iyo Garaad Maxamed Cilmi oo warbaahinta si wadajir ah ula hadlayeey ayaa sheegay in 7 beri kadib loo bahanyahay in shirkaas laga soo qayb galo.

Allidamaale