Dhagayso+Sawiro:- Wasaarada Arimaha gudaha oo soo bandhigtay Tirada Barakacayasha Garowe

Posted Date: 18 May 2017   in: news,Puntland,Somalia,Uncategorized     Comments Comments

Wasaarada arimaha Gudaha iyo dowladda Hoose ee Puntland ayaa maanta graowe kuso bandhigay xog aruurin iyo tira koob lagu sameyeey barakaacaasya dagan magaaladda Garowe ee casimadda Puntland.

in ka badan 15 kun oo barakacaayl ah ayeey wasaaaradu sheegtay inay ku noolyihiin Kamamka kuyaal magaladda Garowe ee caasimadda Puntland ,wasaarada ayaa howshan bilowday 2016 kii.

Agaasimaha Guud ee Barakacayaasha ee wasaarada Arimaha gudaha Bexaani Axmed bari ayaa fah faahiyey shirka maanta iyo tirakoobka dadka barakacayaasha ah ee kunool caasimadda Garowe.

Axmed Karaash Wasiirka Arimaha gudaha iyo dowladdaha hoose oo xog aruurinta ka hadlayeey ayaa sheegay in arintan ay tahay mid wakhti hore laga soo shaqeyeey ,isago eedayn usoo jeediyeey shaqsiyaad u sheegay in wasaaradiisa ay ku edeyeen wax qabad la aan.

 

Hoos kadhagayso Warbixin

Allidamaale