Dhagayso+Sawiro:- Xildhibaanada Gollaha Degaanka Garoowe oo ku edeyeey Hay “ada Care inay Musuq Masuqday Dhiraynta Magaaladda Garowe

Posted Date: 15 Feb 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Xili Magaaladda Garowe ee Caasimadda Puntland Hay”adda Care International kawadAY dhirayn ayaa waxaa ku dhex jirtay musuq masuq ay samaysay Hay adda sida ay shegeen Qaar kamid ah xildhibaanada Golaha degaanka Degmadda Garowe oo saaka Warbaahinta la hadlay.

Xildhibaan Mowliid Xuseen Axmed oo kamid ah Xidhibaanada Golaha degaanka oo Warbaahinta geyeey Goobaha la doonayo in geedaha laga beero oo ah mid an heshiiska ku jirin ay kala saxiiden Dowladda Hoose iyo Hay”adda Care Interntional ayaa sheegay in Arintan ay u dul qadan wayeen isla markaana Madaxda Care ay hadalada xildhibaanada dhayalsadeen.

Hay adda Care ayaan Fulin Heshiiskii u dhaxeyeey Dowladda Hoose iyo Hay adda Care waxaana Jira warqado ay soo bandhigeen xildhibanada oo ku Qorna heshiiska balse ay Musuq masuqday qaabka Qodista Mitirada Hay adda.

Hoos kadhagayso shirka Jaraa”id ee Xildhibaan Mowliid oo Xasaasi ah

Allidamaale