Dhageyso:- Afhayeenkii Wasaarada Amniga oo shaqadda laga Eryay

Posted Date: 10 Jul 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Cabdi Casiis Cali Ibraahim xildhibaan Afhayeenkii Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in dowladda Soomaaliya ay soo gaarsiisay warqad xilka looga qaadayo.

Isaga oo Warbaahinta la hadlay ayuu sheegay in Warqadaas uu soo gaarsiisay Wasiirka Amniga balse isagu mudo Shan Cisho ah kahor uu xilkii Afhayeenimo iska casilay wallow aysan jirin in uu Warbaahinta la wadaagay is casilaadaas.

Waxa uu sheegay in sababta uu isku casilay ay aheyd in uusan jecleyn in dalkaan uu dhibaatada weli kusii jiro.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7