Dhageyso Cod Sir ah:- Wasiirka Arimaha Gudaha Somalidiidka oo kashifay Gumeysiga ay ku hayaan Beelaha SSC iyo Sideey ukala qeybiyeen

Posted Date: 27 May 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaalidiidka Maxamed Kaahin oo la hadlay Gudiga Dagaalka Jeegaanta u saartay dulaanka Tukaraq ayaa sheegay in Caaqilka Jaamac Siyaad Axmed Hoolif inuu yahay 95 waashay oo kharaf ah oo isku dhex yaacay, sidoo kale wuxuu ku baaqay in Dhulbahante jilib jilib loo kala jejebiyo, hadana aya ku guleysteen in Beesha Jamacsiyaad in Jilib Jib isaga horkeenee.

Codkaan sirta ah oo soconaya ku dhowaad 2 daqiiqo ayaa waxa uu kaga hadlayaa waxyaabo badan oo sir ah oo ku saabsan ujeedkooda Sool, dagaalka Tukaraq iyo sida ay beesha Dhulbahaante u kala qaybsadeen Beelaha Isaal

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale