Dhageyso:- Madaxweynaha Dowladda Puntland oo caro leh uga hadlay wadahaddalada DFS iyo Somaliland

Posted Date: 19 Jul 2018   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     0 Comments

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Warbaahinta la hadlayaay ayaa ka hadlay sida uu u arko wadahadalada dib ugu bilaabanaya Dowladda Federaalka Somaaliya iyo Maamulka Somaliland.

Gaas ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in wadahadalada Maamulka Somaliland iyo Dowladda Somaaliya laga dhigo laba dowladood oo wadda hadlaya taas oo nasiib darro ku tilmaamay in maamul midnimadda umadda neceb loola dhaqmo sida dowladaha Caalamka oo kale ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7