Dhageyso:- Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay dagaalka Alshabaab lagula jiro

Posted Date: 17 Jul 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0 Comments

Madaxweynaah dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa khudbad uu ka jeediyey shirka Brussels waxa uu kaga hadlay arrimaha Dhaqaalaha dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo qodobo kale.

Axmed Madoobe,ayaa sheegay in xilligaan dalka uusan laheyn Ciidamo Millateri iyo boolis oo dhisan,taas bedelkeedana loo baahan yahay in la dhiso ciidamo qaran oo dhameystiran si looga adkaado Al-Shabaab.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale