Dhageyso+Sawiro:- Shirkada Nidaminta Arrimaha Aaska iyo qaburaha oo Gaalkacyo la hirgaliyaay

Posted Date: 07 Jul 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Munasabad lagu furayay oo looguwareejinayay Shirkada Nidaminta arimaha aaska iyo qaburaha ee sahay aakhiro ayaa waxaa ka qeyb galay dowlada hoose ee degmada galkio agaasimaha isbitaalka guud ee magalada galkio iyo culumaa udiin iyo masuuliyiinta shirkada

Ugu horeyn waxaa halkaasi kahadlay agaasimaha shirkada nidaaminta arimaha aaska iyo qaburaha ee magalada galkio mowliid jamac xassan

Sidoo kale waxaa halkaasi kahadlay agasimaha isbitaalka guud ee magalada galkio iyo sheikh aadan oo kasocday jaamacada bariga afrika

Hibo cabdulahi maxamed agaasimaha waaxda arimaha bulshada ee dowlada hoose degmada galkio ayaa ayaduna ka hadashay sababaha loogu wareejiyay shirkadaasi qabuuraha magalada galkio iney unidaamiso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale