Dhalinyarada u istaagay kashaqaynta hormarka Gaalkacyo oo shaqadoodi bilaabay (Sawiro)

Posted Date: 06 Jan 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Degmada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa olole Nadaafadeed ka bilaabay dhalinyaradda iskeed isugu xilqaantay kuwaas oo ku hawlgalaya Magaca Dhaxal-Reerbkii ee degmada xarfo kuwaas oo buuxiyeen jajabka laamiga dheer ee isku xiraya Gobolada dalka Soomaaliya.

Dhalinyaraddan ayaa xiligii ay wadeen shaqadan waxaay ku qabteen waxqabadyo waa weyn muddo kooban oo ay shaqaynayeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale