Dhalinyaradii Isxilqaamayaasha Puntland oo lagu Wareejiyey dhir loogu talagalay Wadda Ceel Daahir iyo Ceerigaabo

Posted Date: 11 Nov 2017   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Xili mudooyinkii danbe magaalada Gaalkacyo ay kusugnaayeen dhalinyaro ka socday deegaanada Puntland kuwaas oo u badnaa dhalinyaradii isxilqaamayaasha ahaa ee Puntland ayaa maanta lagu sagoontiyey magaalada Gaalkacyo.

Intii aysan ka bixin magaalada Gaalkacyo ayaa dhalinyarada hormuudkii hormarka gudoomiyahooda Mustaf C/casiis Aw-Xaarin oo ah gudoomiyaha Hay,ada deegaanka ka shaqaysa ee Saxan Saxo wuxuu geedo hadiyad ah gudoonsiiyey dhalinyarada.

Dhalinyaradii ka socday gobolada Kar-Kaar ayaa lagudoonsiiyey 40 Geed kuwaas oo loogu talagalay in lagu abuuro wadda ceel daahir iyo Ceerigaabo waddaasi oo dhawaan dawlada Puntland ay dib u dayactir ay kusamaysay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7