Dhegayso:- Ganacsatada Somaliland ka soo jeeda ee kunool PL oo Amanay shacabka Puntland iyo Amnigay haystan

Posted Date: 11 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Dhalinyarada iyo ganacsatada ka soo jeeda deegaamada Soomaaliland islamarkaana ku sugan magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa si kulul uga hadlay hadalo dhowaan ka soo yeeray Eng Faysal Cali Waraabe gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID-Somaliland.

Gudoonka dhalinyarada iyo ganacsatada reer Soomaaliland ee ku sugan Puntladn oo caawa warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa waxa ay sheegeen in Faysal Cali Waraabe uu doonayo inuu isku dhufto labada bulsho ee kunool Puntland iyo Soomaaliland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7