Dhegayso:- Gobalka Mudug Tulooyin katirsan oo shacabku Miinoyin ka cabanayaan

Posted Date: 13 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Maamulka iyo odayaasha dhaqanka deegaanka Tuulo Xabiibo ee gobolka oo lahadlay Warbaahinta ayaa dowladda Puntland ka codsaday inay ka gacan siiyaan sidii loo bixin lahaa miinooyin tira badan oo ku xabaalan deegaamadaasi.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale