Dhegayso:- Muuse Bixi oo ku calaacalay in wadahadal diyaar u yihiin balse Gaas Heshiskii ka baxay

Posted Date: 27 May 2018   in: news,Puntland,Somalia,Somaliland     0 Comments

Madaxweynaha somaliland ayaa sheegay in ay sheegay in dagaalka tukaraq uu ku dhawaa in xal laga gaadho ka hor inta ayna labo malmood ka hor maamulada puntland iyo soomaaliland dagaal ku dhexmarin deegaanka tukaraq ee gobolka sool.

Muuse biixi ayaa ku calaacalay in isaga farmaajo iyo Gaas khadka telfoonka ku wada hadleen si dagaal uuna u dhicin balse arintaas ay ka baxeen dowladda dhexe iyo Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7