Dhegayso:- Saraakisha Amniga Garoowe oo ka hadlay Howlgalo ay wadaan

Posted Date: 13 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Ciidanka ammaanka dowladda Puntland gaar ahaan kuwa gobolka Nugaal ayaa howlgallo ay labadii todobaad ee ugu dambeeyey ay kawadeen magaalada Garoowe waxa ay ku soo qaqabteen in ka badan 60 dhalinyaro ah oo ku howlanaa falal ammaanka ka baxsan.

Taliyaha ciidanka booliska gobolka Nugaal Faarax Galangooli oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dhalinyaradaan oo faraha kula jirey falal ammaanka ka baxsan ay hadda ku xiran yihiin xabsiga weyn ee magaalada Garoowe iyo saldhigga dhexe sharcigana la marsiin
doono.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7