Dhegayso:- wafti uu hogaaminayo Indhaguran oo cidanka Difaaca PL booqday, hadalo Taarikhi ahna u jeediyay

Posted Date: 10 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Dowladda Puntland Cabdiweli Xirsi indhaguran iyo wafsi uu hogaaminanayay oo gaaray jiida horre ee Tukaraq ayaa Digniin culus u jeediyaay Maleeshiyaadka jeeganta,isagoo booqday lana hadlay Ciidamadda Geesiyaasha ah ee Difaaca Puntland ee jooga Jiida horre ee Tukaraq.

Indhaguran ayaa sheegay in dharbaxo kulul lagu dhufan doono Maleeshiyaadka jeeganta ee kuso duulay dhulka Barakaysan ee Puntland,isago sheegay in cashar adag loo dhigi doono Maleeshiyaadka Hargeysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7