Dhegayso:- Xildhibaan Dhagacade oo Si kulul u Karbaashay Jeegaanta ,Dhulbahantena ugu baaqay inay sharaftooda ilashadan

Posted Date: 11 Jun 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Xildhibaan Cali Jaamac Faarax (Cali Dhegacade) oo kamid ah xildhibaanada barlamaanka dowlada Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda gobolka Sool.

Xildhibaan dhega-cadde ayaa waxa uu si kulul uga hadlay hadalada isku dirka ah ee ka soo yeeraya Faysal Cali Waraabe, duulaanka iyo caburinta shacabka ay Soomaaliland kawado gobolka Sool, horjoogayaasha reer Sool ee la safan Soomaaliland, bogaadin uu u diray bulshada Boorama iyo farriin uu u diray shacabka reer Sool ee kunool dalka iyo dibadda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7