Dhegayso:- Xildhiban horre Cabdi Barre muxu kayiri Saraakisha Imaraadka ee kabaxay Puntland

Posted Date: 15 Apr 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Xilidhinaan hore cabdi bare oo waraysi sinayaay caawa Radio Daljir ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo arrintas ,isago sheegay in imaraadka marki hore uu dantiisa u joogay Puntland hadana uu so dhaweynayo inu kabaxo Puntland.

Dhinaca Kale Cabdi Bare wuxau sheegay in dowladda somalaiya gaar ahaan wasaarada arrimaha dibadda ay ku Fashilantay Siyaasadda Arrimaha Dibadda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale