Dhegeyso:- Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland oo boqday xabsiyada Gaalkacyo

Posted Date: 14 May 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland maxamuud xasan ow cismaan ayaa maanta kormeer ku sameyaay xarumaha dowladda sida saldhigyada ciidanka xabsiyada gaalkcyo iyo xarumaha garsoorka.

Xeer ilaaliyaha ayaa u kuurgalayaay xaaladda Maxabista iyo qaabkay u shaqeyaan Booliska ,wuxu warbaahinta kula hadlay magaaladdan gaalkcyo ,isago ka warbixiyaay kormeerkiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale