Diblamaasi ka socda dawlada puntland oo Kulan laleh dhigiisa dalka finland‏‏

Posted Date: 04 Nov 2014   in: news,Puntland     0 Comments

Waxaa  booqosho kuyimid dalkan finland 3.11.2014 Mudane Mohamed Abdirisak Dayib Gure oo ah madaxaAgaasimaha Guud hay’ada daryeelka Arimaha Bulshada ee dawlada puntland. Waxaa Xalay ku soo dhaweeyay agaasimaha garoonka diyaaradaha, wakiilka dawlada puntland u fadhiya dalkan finland Abdifatah Jama (janagale) iyo madaxda sare ee Dalada oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha dalada Mudane Abdigani Ahmed Du’ale Gudoomiye ku xigeenka Dalada Mahamud Abdirahman Shiinle  Gudoomiyaha Golaha dhexe Said Mohamed Osman iyo qaybo kamid ah dhamaan xubnaha iyo  qurbajoogda puntland.

Diblamaasi.PL1

Agaasimaha,Wakiilka u fadhiya Puntland dalka Finland  iyo Gudoomiyaha Dallada.

Diblamaasi.PL4

booqashadan oo ah mid waxtar wayn uleh shacabka iyo dawlada puntland sida ay u arkaan wakiilka iyo  madaxda daladuba tani waxay keentay in ay ka  soo shaqeeyeen fikirkaan iyo xiriirkaan hayadaan daryeelka dadwaynaha ee dawlada puntland lagu xiray hay’ adaha dalkan finland ayagoo adeegsanaya waayo aragnimadooda qodada dheer ee shaqo iyo aqoontooda. markay darseen baahida kajirta puntland gudaheeda ayaa la odorosay in lamartiqaado  agaasimaha laguna xiro hay’aadka dalkan oo wax wayn kala qaban doona kana caawin doona dhinacyo badan oo arimaha hooda shaqo la xariirta. hawshan waxaa garwadeen ka ah wakiilka u fadhiya puntland finland Janagale iyo dalada oo ah biriijkii isku xirayay finland iyo puntland.kulamada habsami usocodka kulamada dib ayaan idinkala socod siin doonaa.lasocod wanaagsan.
Diblamaasi.PL3

Diblamaasi.PL2

Diblamaasi.PL6

Dallada Ururada Puntland ee Finland

Diblamaasi.PL5

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7