Diyaarado duqeyn ka geystey deegaan ka mid ah Xaradheere

Posted Date: 19 Nov 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Duqeyn ayaa lala beegsaday saldhig ay ururka Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Cadaley oo ka tirsan degmada Xaradheere ee gobolka Mudug.

Wararka waxa ay sheegayaan in duqeyntanlala beegsaday labo baabuur oo ku sugnaa meel ku dhow saldhigga ay Al-Shabaab ku leeyihiin deegaanka Cadaley sida ay sheegeen dad ku sugan deegaano ku dhow dhow.

Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay duqeyntan oo dhacday fiidnimadii caawa.

Duqeyntan ayaa waxa ay ku soo beegmeen iyadoo dhaqdhaqaaq ciidan ay dagaalamayaasha Al-Shabaab ka wadeen deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7