Doorashada hoggaanka golaha Wakiilada Puntland iyo ku xigeenadiisa oo saaka ka dhacaysa Garoowe

Posted Date: 04 Jan 2019   in: Puntland     0 Comments

Mudanayaasha ayaa  saaka dhegaysan doona khudbadaha musharixiinta u taagan qabashada xilka gudoomiyaha barlamaanka Puntland ee shanta sano ee soo socota iyo labadiisa ku-xigeen.

Dhegaysiga khudbadaha murashaxiinta kadib golaha ayaa wakiilada  Puntland ayaa maanta  dooran doona gudoomiyaha barlamaanka  Puntland iyo ku-xigeenadiisa oo ay u taagan yihiin musharixiin kala duwan.

Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa waxaa u tartamaya qabashadiisa Afar murashax oo kala ah; Cabdixakiin Maxamed Axmed(Dhoobo-dareed),Cabdiraxmaan Cali Jibriil, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Cabdijamaal Cismaan Maxamed .

Puntaland ayaa waxaa ka dhacay 8 January 2019 doorashada madaxweynaha oo ay u taagan yihiin murashaxiin aad u fara badan uuna ku jiro Madaxweynaha xilligiisii dhammaaday ee Prof. Abdiwali Cali Gaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7