PL oo daboolka ka qaaday in aysan aqoonsaneyn, kana shaqeyndooniin Gudiyada Muqdisho deegaanada PL

Posted Date: 09 Jul 2015   in: news,Puntland     0 Comments

Shirkii Xukuumada Puntland ee Khamiislaha ahaa oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Casli Gaas ayaa maanta lagasoo saaray qodoba aad xasaasi ah oo ka dhan ah dowladaMuqdisho

Shirkaan oo si weyn diraada loogu saaray Khilaafka aan dhamaaneyn ee u dhaxeeya Muqdisho iyo dowlada Puntland iyo hab dhaqankooda ayaa la isla qaatay in moowqfi cad laga istaago, waxaana sidoo kale laga hadlay Gudiyada ay ansixiyeen Baarlamaanka Muqdisho.

WAR-MURTIYEEDP

WARMURTIYEED0001

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7