Dowladaha Punjub oo Beesha Caalamka ka codsadey ilaalinta ku dhaqanka Dastuurka Somalia

Posted Date: 04 Nov 2014   in: news,Puntland     0 Comments

Maamulada Puntland iyo Jubalanad ee United atonomy states of Somalia Punjub oo Beesha Caalamka ka codsadey in Dastuurka Soomaaliya aan lagu tuman. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Maamulada Pujub ey Warqado qoraal ah u direen Beesha   Caalamka Iyagoo ka codsadey in la xaq dhowaro Dastuurkii lagu hishiiya,y Isla markaana Raisal-Wasaaraha Dowlada Federaalka loo madax-baneeyo Awoodiisa shaqo.

Wararka waxa ey intaa ku darayaan in Xildhibaanada Federaalka looga digo Qaadashada Lacagaha Laaluushka taas oo Abuuri karta colaad hor leh Iyo dib u dhac Siyaasadeed. Ugu danbeyn Cashada kasoo baxeysa Maamulada Puntland Iyo Jubalanad ayaa imanaya Xili Kooxda Damul-Jadiid Iyo Madaxweyne Hassan Culusow ey bur-burin ku wadaan Nidaamka Dowladnimo Iyo Shaqada Raisal-Wasaaraha Somalia Dr Abdiwali Sheekh Axmed.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7