Dowladda Imaraadka oo Saraakisheeda Kala baxday Guud ahaan Puntland (Sawiro)

Posted Date: 14 Apr 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Garoonka diyaaradaha Boosaaso waxaa maanta ka ambax baxday diyaarad qaaday dhamaan Saraakishi Ciidamadda Imaraadka kajoogay Somaaliya gaar ahaan Puntland.

Saraakishan ayaa Tababar siin jiray Ciidamadda Badda Puntlabd ,kuwaas oo kujiray xero kutaal Garoonka diyaraadaha Boosaaso,iyado ilaa hadda War aysan kaso bixin MadaxdaDowladda Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale