Dowladda Jubaland oo la wareegtay Gaadiid Gaashaaman oo loogu talagalay xaqiijinta amaniga

Posted Date: 25 May 2015   in: news,Somalia     0 Comments

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Axmed (Nuur) iyo maamulkiisa ayaa maanta gudoomayay taakuleyn gaadiid gaashaaman oo ay dowladda Imaaraadka ugu deeqday dowladda Jubaland ee Soomaaliya.

Munaasabada balaaran ayaa dowlada Jubaland ku gudoontay Gaadiidkan gaashaman oo isugu jira kuwo dagaalka ee nooca Hamarka mareykanka iyo Land Cruisero Gaashaaman, gaadiidka Caafimaadka (ambulance) iyo booyadadaha saadka.

Xafadla la wareegida Gaadiidka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Masuuliyiinta Sare iyo labada gole ee dowlada Jubalabd, iyo odayaal dhaqmaeed reer Jubaland ah, oo dhamanatood ka mahad celiyay Taakuleynka lasoo gaarsiiyay shacabka Jubaland, si ay u sugtaan amnigooda.

Gadaadi.D.Kismaayo21

Takniko.Kismayo

Takniko.Kismayo2

Takniko.Kismayo3

Takniko.Kismayo4

Gadaadi.D.Kismaayo8

Gadaadi.D.Kismaayo13

Gadaadi.D.Kismaayo15

Gadaadi.D.Kismaayo16

Gadaadi.D.Kismaayo17

Gadaadi.D.Kismaayo19

Gadaadi.D.Kismaayo22

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7