Dowladda Puntland oo Amaro kuso Rogtay Mulkiilayaasha Hoteelada

Posted Date: 10 Sep 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Puntland ayaa mamnuucay in shirar Siyaasadeed oo uusan ka warqabin Maamulka lagubqabto hoteelada Magaalooyinka Maamulkaas.

War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Amniga ayaa looga digay Siyaasiyiin ay sheegeen in ay yihiin mucaarad in shirar Siyaasadeed ku qabtaan deegaanada Puntland

Allidamaale