Dowladda Puntland oo saxaafada usoo Bandhigtay Markabki lagu Haystay Caluula (Sawiro)

Posted Date: 19 Mar 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa warbaahinta usoo bandhigaysa baaritaan lagu sameeeyay markab ARIS 13 ee dhawaan lagu afduubtay xeebaha gobolka Gardafu, inkastoo markii dambe lasoo siidaayay.

Markabka ayaa muddo saddex cisho ah lagu baarayay dekeda magaalada Bosaso, ka gadaal marki uu baxay shaki ku saabsan inuu markabkaan yahay maraakiibta kala gudbiya mukhaadaraadka hubka iyo jariifka lagu hayo xeebaha Puntland.

Natiijada baaritaanka ayay dowladda Puntland la wadaagaysaa qeybaha warbaahinta, waxaana haatan koox wariyayaal ah ku sugan yihiin dekeda Bosaso halkaas oo goor dhow lagu qabanayo shir jaraa’id oo lagu faahfaahinayo macluumaadka markabkaan.

Allidamaale