Ergada Joogtada ah ee Somalia u fadhida Qaramada Midoobay ee Geneva ayaa tacsi iyo Canbaareyn soo saaray

Posted Date: 28 Mar 2015   in: news,World     0 Comments

Jamhuuriyaca Federaalka Soomaaliya Ergada Joogtada ah ee Soomaaliya u fhadhida Qaramada midoobay ee Geneva: Warmurtiyeed. Geneva:- Jimco 27-Maarso, 2015

 Ergada Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay ee Geneva waxey si kuluul u canbareynayaan falkii argagixisada ahaa kooxda nabad iyo noolo diidka ah ay ka gesteen Hoteel Maka Al-Mukarama.
Guji oo akhriso War murtiyeedkii
 War-Murtiyeed.QMS

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7