Fariin:- Ka kaqayb qaado Afurinta dadka danyerta ah Bisha Ramadaan ee Fooda inagu soo haysa

Posted Date: 13 May 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Maadamada Maalmo kooban ay ka harsantahay Bisha barakacaysan ee Ramadaan waxaa gobalada dalkeena laga bilaaba caawinta dadka danyarta ah ee kunool magaalooyinka kala duwan ee dalka ,iyado dadka la caawinayo ay yihiin kuwo maalintii oo dhan sooman ,balse an haysan wax ay ku afuraan.

Jaamac Cabdulaahi Dheere waa nin dhalinyaro ah oo kashaqeeya Arrimaha bulshadda ,isago sanadki horre afuriyaay qoysaas danyar ah ,isla markana uu jeebkiisa ka bixiyaay Kharashka lagu afurinayo ,waxaana uu sanadkan sheegay in ay badanyihiin qoysaaska danyarta ah ee la caawinayo ,isago ka codsaday qurba joogta somaliyeed inay ka qayb qaatan afurinta loo samaynayo dadkaas si alle Horti ajar uga helaan.

Hadabba Cidii doonaysa inay Sadaqo la baxdo ama Ajar shaqaysato Alle darti Fadlan la xiriir jaamac Cabdulaahi dheere oo Muqdiso ku suggan.

Golis +252907790556
Hormuud 0615582361

FG insha allah Muqaaladda iyo sawiradda laga soo duubo xiliga Afurinta ee dadkaas masaakinta ah halkan ayaan idin kula wadaagi doona.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale