Galmudug oo warbaahinta ka mamnuucday tabinta wararka la xiriira Siyaasadda

Posted Date: 11 Oct 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in warbaahinta madaxa banaan aysan tabin karin wararka liddiga ku ah jiritaanka Maamulka Galmudug,sida warka loo dhigay.

Wareegtadan oo tixraac u yahay wareegto kale oo 30kii Bishii hore uu Xaaf, Galmudug ku geliyay xaalad deg deg ah ayaa lagu sheegay in iyada oo wareegtadaas la qadanayo aan la baahin karin wararka la xiriira Galmudug.

Allidamaale