Gen Siciid dheere oo ku dhawaaqay inu yahay Musharax Madaxweyne Puntland 2019

Posted Date: 28 Oct 2018   in: news,Puntland,Somalia     0 Comments

Taliyaha Guud ee Ciidamada Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) ayaa Maanta magaalada Garoowe waxa uu kaga dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne oo utaagan qabashada xilka Madaxweyne ee Puntland 2019.

Taliyaha ayaa sheegay in hadii la doorto uu waxbadan ka badali doono xalaada Puntland ay kujirto.

Madaxweyne gaas ayaa maanta durba markuu ku dhawaaqay Siciid dheere inuu yahay Musharax madaxweyne ayaa madaxweyne gaas Gen Muxiyadiin u magacabay Booskii Gen Siciid dheere.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7