Guddoomiyaha Aqalka sare ee somaaliya oo kismaayo gaaray (Sawiro)

Posted Date: 06 Dec 2018   in: Jubbaland,news,Puntland,Somalia     0 Comments

Guddoomiyaha Aqalka ee Soomaaliya Cabdi Xaashi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Guddoomiyaha iyo waftigiisa.

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa sheegay iney tahay markii ugu horeysau ee uu yimaado Kismaayo burburkii kaddib.

Waxa uu sheegay in uu mu faraxsan yahay in uu maanta yimaado iyadoo nabadgelyo iyo dowladnimo ay jirto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7