Gudiga Abaaraha Heer Faderaal oo lacag ku Wareejiyeey Gudoomiyaha Gudiga Abaaraha Puntland camey (Sawiro)

Posted Date: 13 Feb 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Gudiga Abaaraha Dowlladda Faderaalka somalia ayaaa maanta Garowe kula kulmay madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Camey Waxaana ay ku wareejiyeen lacg lagu tala galay Dadku abaaruhu sameyeen

Agaasimaha guud ee wasaarada oarimaha gudaha dowladda faderaalka
Cabdulaahi MAxamed Xasan aszhari oo madaxda ka hadlay ayaa sheegay in Gudiga abaaraha Dowladda Somalia u yimadeen Garowe tahay sidii ay ugu wareejin lahayeen puntland lcg dhan 150 kun oo dollar

Wasiir ku xigeenka qordhaynta maamulka koonfur galbeed
Maxamed Xaaji ibraahim oo isna hadlay ayaa sheegay in ay boqanayan ilaa Shan maamul gobaleed isla Markaana ay garsinayaan Deeq ay soo dhibeen walalaha somaliyeed

Madaxweyne ku xugeenka Puntlane ahna Gudoomiyaha Gudiga Abaraha oo lacgtan ka gudoomay gudiga Ayaa sheegay inay garsinayan lcgta dadka abaaruhu sameyeen

150 kun oo dollar ayeey ku wareejiyeen gudiga abaaraha dowladda Puntland

Allidamaale