Gudoomiyaha Gobalka Nugaal oo Fariin u Diray Ganacsatada Qaadka ee Garowe Akhriso

Posted Date: 20 Mar 2017   in: news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar C/laahi Farweyne ayaa maanta soo saaray Warqad uu kula hadlayo Dadka Qaadka keena gudaha magaalada Garowe.

Gudoomiyaha ayaa sheegay inay u diyaariyeen goob qaadkaasi lagu dajin doono meelkalana aan la gayn karin qaadkaasi wuxuuna sidoo kale xusay inuu kulan kala yeeshay Ganacsatada Qaad ee degmada Garowe.

Gudoomiyaha ayaa Taliyaha Qaybta Warqad uu u diray wuxuu faray inaysan jirin Waxqaad ah oo ka dhoofi kara Kantaroolka Koonfureed ee magaalada Garowe.

Allidamaale