Gudoomiyihii horre ee degmada Isku shuban oo la dilay

Posted Date: 27 May 2015   in: Puntland     0 Comments

Guddoomiyihii horre ee degmada isku shuban C/risaaq Muuse Cartan(AUN) ayaa dablay hubaysan waxa ay ku dileen duleedka magaalada Carmo ee gobolka Bari. Gudoomiye C/risaaq ayaa sida wararku sheegayaan waxa uu u socday demada Waaciyo ee gobolka Karkaar Puntland. isagoo ay weheliyaan qoyskiisa.

Dablaydaan falkan gaysatay ayaa goobta iskaga baxsatay kadib dhacdadaan, iyadoona aysan jirin wax war ah oo ka soo baxay dowladda Puntland.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7