Halgankii halyeyaddii Soomaaliyeed ee 13ka ahaa( S Y L)- 1943,

Posted Date: 16 Jul 2017   in: Maqaalo,news,Puntland,Somalia     Comments Comments

Hohamiyayaasha Soomaaliyadeed ee 13ka ahi maxay kaga dayan karaan 2017.
Ummad kasta waxay leedahay taariikh ma guurta o ay hindiseen hal-doorka ummadaas waxayna gashaa keyda xasuusta Qaranimo islamarkaan lagu xasuustaa, 15 bisha shanaad sannad weliba waa maalinta aan xasuusan dono dhalintii u halgamay, sharafta Ummaddeenna.
Cisada iyo sharafta aan u haynona waa wanaga iyo Astaanta ay nooga tageen,

Madaxda Somalida ee 2017 ee matala Shacabka Somaliyadeed malaga yabaah in ay kudaydaan dhalinyaradii Somaliyadeed ee aygoo intaas ka tabar iyo Taag daran u hiliyay Dalkooda iyo Dadkooda,

Tarikhda Q orideedu waa wax socda inta laga garayo Sacada Qiyaamo,Mar waxaa ay qodhaah midii ay qodahay ee SYL marna waxaa ay qodhaah midii ay qodhay waxii ka danbeeyay ilaa manta ,

Waxaa Hubaal ah in wax kasta ay macquul yihiin!!!
Lakiin waa hadii ay niyad jidho, Malinkasta oo Shacabka Somaliyadeed ku madoow Dadbay Iftuun u tahay ,

Tarikh madoow un Somaliya kuma sun tana, Tariikh Quruxbadana waa lasamayn karaah,

kawaran 13 Hogaamise ee manta Somaliya Hogaanka u haya haday 13 Milyan ee Somaliyadeed manta dhaxal uga tagaan sida abayaashood ayga uga tagee dhaxalka wanadsan ee ay maanta ku nalonayaan .

Shacabka Somaliyadeed waxaa ay istahilaan waxkastoo ay istahilaan Dadka dunida kunool,Hoganka haga Somaliduna mar un waa ay kakicin hurdada

Insha Allahu

W/Q Dr Shirwa Haaji Abdisalam Mohamud

Allidamaale