Inaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun, Allaha unaxariisto Hooyo Xaawo Xaaji Cabdulaahi Cali-dari

Posted Date: 13 Dec 2014   in: news,Somalia     0 Comments

Inaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun, Allaha unaxariisto Hooyo Xaawo Xaaji Cabdulaahi Cali-Dari ayaa caawa saacadu markey aheyd 23:30 ku geeriyootay magaalada Gothenburg ee dalka sweden.

Allaha u naxariistee Hooyo Xaawo Xaaji Cabdulaahi Cali-Dari oo ahyed qof Ehul kheyer ah ayaa Bilihii ugu danbeeyay la il darneyd xanuun ka asiibay dhica beerka, ugu danbeytiina u geeriyootay: Inaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun.

Allha u naxariistee Hooyo Xaawo Xaaji Cabdulaahi oo ku caanbaxday (Tabliiqa) Fidinta diinta Islaamka , Akhrinta Quraanka Kariimka oo tan iyo intaan ka xasuusto Nolosheeyda ku guda jirta Barashada Diinta Islaamka iyo Fidinteeda, ayaan allaha awooda leh uga baryeenaa inuu Janadiisa Fardoowsa ka waaraabiyo. Amiin….Amiin…..Amiin…..Amiiin….Amiin…

Hooyo Xaawo Xaaji Cabdulaahi Cali-Dari waxey aheyd qof Taqi ah oo bartay cilmiga Maadig iyo Diinta Islaamka, isla markaana ka mid aheyd halgamayaashii Ururkii dhaq dhaqaaqa Xornimo doonka The Somali Youth League (SYL) ee gobonimada dalkeena Soomaaliya dhaliyay.

Sidoo kale Hooyo Xaawo Xaaji Cabdulaahi Cali-Dari ayaa ka mid aheyd Shaqaalihii Wasraada Howlaha guud iyo Guriyeenta ee Soomaaliya waxdeeda Caafimaadka.

Wixii Tacsi ah kala xiriir: 0046 737750017

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7