Inaalilahi wainaa ileyhi rajicuun‏: Tacsi ku socta Reer Xaaji Cabdulaahi

Posted Date: 15 Dec 2014   in: news,Somalia     0 Comments

Waxan halkan tacsi ogadiriyaa dhamaan Ubadka, Qoyska iyo Ehelada ay ka geeriyootay Allaha u naxaristee Hooyo Xaawo Xaaji Cabdulaahi Cali-Dari, gaar ahaan bahweynta allidamaale.

Si gaar ahna waxaan ugu tacsiyeenayaa Reer Xaaji Cabdulaahi  Cali-Dari

anigoo ka tacsiyeenaya geridii naxdinta laheyd ee kutimid Eedo Xawo Xaji C/laahi Cali-Dari, qabriga allaha u wasiciyo kutub kedana midigta allha ka siyo anagana samiri iyo imaan allaha nagasiyo Amiin…..Amiiin….Amiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7