Inaa Lilaahi wa innaa ileyhu Raajucuun: Danjire Yusuf Baribari oo Muqdisho lagu diley.

Posted Date: 27 Mar 2015   in: news,Somalia     0 Comments

Warbaahinta caalamiga ee allidamale.com iyo dhamaan shaqaalaha ka howl gala waxey leeyihiin Innaa Lilaahi wa innaa ileyhu Raajucuun geeridu wa xaqa, ilaahay ha u naxariisto Danjiraha Yusuf Mohamed Ismail Bari-Bari amiin oo galabatay lagu dilay magaalada Muqdisho, kadib weerarkii ay kooxda muslim leyska ah ku qaadeen Hoteel Maka Al-Mukarama.

Danjiraha Yusuf Mohamed Ismail Bari-Bari ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho, dhawaacii kasoo gaaray qaraxii galabtay ka dhacay Muqdisho.

Innaa Lilaahi wa innaa ileyhim Raajucuun: alle ha Nuxariisto Danjire Yusuf Maxamed Ismaaciil Baribari.

Baribari10

Dawalda Federaalka iyo dowlada Puntlandba waxaa laga doonayaa in qeybtooda ka qaataan aaaska qaran ee loo sameynayo Danjiraha Soomaaliya u fadhiyay Qaramada Midoobay oo shaqo weyn oo aan la ilaabi karan u qabtay umada Soomaaiyeed.

Danjiraha ayaa qeyb ka ahaa maanta shir caalami ah oo ka socday Hoteel Maka Al-Mukarama.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7