Akhri shaxda Is reerebka Siyaasadeed ee Somalia Premiership 2016

Posted Date: 06 Nov 2014   in: news,Somalia     0 Comments

1839-1950 WAXAA LADHELAYAY SOMALI CONFEDERATIONS CUP: Xulka Qaranka Soomaaliweyn ayaa Soomaray xiliyo kaladuwan iyo marxalado kala gadisan sida.

1.Gobolada Somalida Jabuuti

2.Gobolada Somalida NFD

3.Gobolada Somalida Galbeed

4.Gobolada Somalida Waqooyi

5.Gobolada Somalida Konfureed

Himiladii iyo Hamigii Umada Somaliyaded waxaa ladhabarta Jabiyay Gumaysigii Dalka markaas katalinayay

1950-1960 WAXAA LADHELAYAY SOMALI CHAMPIONS LEAGUE

1.Gobolada Somalida Waqooyi

2.Gobolada Somalida Konfureed

1960-1992  WAXAA LADHELAYAY SOMALI PREMIER LEAGUE

Midawgii Somalida

1.Gobolada Waqooyi

2.Gobolada Konfureed

1992-2004 WAXAA LADHELAYAY SOMALI PREMIER LEAGUE

1.Gobolada Somaliland

2.Gobolada Puntland

Waxaa dawanayay Ciyartaas xisaha bad nayd (Gobolada) Haraga Konfureed oo ayagu kadawanayay katarabuunka,

2004-2016 WAXAA LA ADAY SOMALI PREMIERSHIP 

GROUB A

15-Gobolka SANAG(dhawac) Casimadiisa Cerigaabo(Dhawac)

16-Gobolka TOGDHEER(Dhawac) Casimadiisa Burco

17-Gobolka WAQOOYI GALBEED Casimadiisa Hargaysa

18- Gobolka AWDAL Casimadiisa Boorame

Gurubkani waa uu buuxiyay QANUUNKA FIFA SOMALIYA

Gurubkani waxaa uu horseed ka ahaa Somaliya in ay bilamadaan Ciyaraha SOMALI PREMIER LEAGUE 

GROUB B

11- Gobolka MUDUG(Dhawac) Casimadiisa Galkacyo(Dhawac)

12- NUGAL(Garoowe)

13- BARI(Bosaso)

Gurubkani waa uu buuxiyay QANUUNKA FIFA SOMALIYA

Gurubkani waxaa uu horseed ka ahaa Somaliya in laga bilabo ciyaraha SOMALI PREMIERSHIP dhibcona loogusoobaxo SOMALI PREMIER LEAGUE

GROUB C

1- Gobolka JUBADA HOOSE Casimadiisa Kismayo

2- Gobolka JUBADA DHEXE Casimadiisa Buáale

3- Gobolka GEDO Casimadiisa Garbaharey

Gurubkani waa uu buuxiyay QANUUNKA FIFA SOMALIYA

Gurubkani waa Gurubkii ugo horeyay ee wareegii Ciyarihii  SOMALI PREMIERSHIP kasoobaxay una gudbay ciyaraha SOMALI PREMIER LEAGUE EE 2016 ka dhici doona

GROUB D

4- Gobolka BAYCasimadiisa Baydhabo

5- Gobolka BAKOOL Casimadiisa Xudur

6- Gobolka SHABEELLAHA HOOSE Casimadiisa Marka

Gurubkani uu buxiyay intii badnayd QANUUNKA FIFA SOMALIYA

Gurubkani waa gurub hada ciyaaraya Finalka Wareega Ciyaraha SOMALI PREMIERSHIP,Rajo fiicana qaba,Waxaa  ay ubadan tahay in uu usoogubo wareega Ciyaraha SOMALI PREMIER LEAGUE EE 2016 ka dhicidoona

GROUB E

8- Gobolka SHABEELLAHA DHEXE Casimadiisa Jowhar

9-Gobolka HIIRAAN Casimadiisa Beledwayne

Gurubkani waxaa laga yabaah in uu buuxiyo QANUUNKA FIFA SOMALIYA

Gurubkani waa Garuub laga Rajoqabo Mustaqbalka Dhow in uu soo ciyaaro wareega Ciyaaraha SOMALI PREMIERSHIP kadibna uu usoo gudbo wareega

SOMALI PREMIER LEAGUE EE 2016 ka dhici doona.

GROUB(F) AMA  LEAGUE(1)

7-Gobolka BANADIR(Dhexdhexaad) Casimadiisa Mogdisho(Dhexdhexaad)

Gurubkani waa Garoonka guud ee Naadiyasha FIFA SOMALIYA Hadii QANUUNKA FIFA uu buxiyo

LEAGUE 1

10-Gobolka GALGADUUD(Dhawac) Casimadiisa Dhusamareeb

11- Gobolka MUDUG(Dhawac) Casimadisa Galkayo(dhawac)

Gurubkani ma uu buuxin karo QANUUNKA FIFA SOMALIYA,

Gurubkani waa guruubka Geerida,Waxaa ay ubadan tahay in lagu hayo LEAGUE 1 ,Sababtoo ah mahayto Garoomo calami ah iyo Baleyaro kufilan,

Waxaa laga yabaah in ay ukala safatan mustaqbalka dhow GROUB B iyo GROUB E 

LEAGUE 1

14- Gobolka SOOL Casimadiisa Lascanood

15- Gobolka SANAAG(Dhawac) Casimadiisa Cerigaabo(Dhawac)

Gurubkani ma uu buuxin karo QANUUNKA FIFA SOMALIYA,

Gurubkani waa guruubka Geerida,Waxaa ay ubadan tahay in lagu hayo LEAGUE 1 ,Sababtoo ah mahayto Garoomo calami ah iyo Baleyaro kufilan,

Waxaa laga yabaah in ay ukala safatan mustaqbalka dhow GROUB A iyo GROUB B, sadashuna waxay ubadan tahay  GROUB B

 

DHIBCAHA 2013-2016 SOMALI PREMIERSHIP 

 

Gurubyada            Qanunka FIFA    Dhabcaha u helay

1.Group A                      2Gobol  2.Gobol iyo 2 Dhawac ah

2.Group B                      2Gobol 2.Gobol iyo 1 Dhawac ah

3.Group C                      2Gobol 3.Gobol

4.Group  D                      2Gobol 3.Gobol

5.Group E                      2Gobol            2.Gobol ?

6.LEAGUE 1(A)              2Gobol            1.Gobol !!

7.LEAGUE 1(C)              2Gobol            1 Gobol  iyo Dhawac !!

8.LEAGUE 1(D)              2Gobol            1.Gobol  iyo Dhawac !!

 

 SOMALI  PREMIER LEAGUE 2014 – 2016

Natijada hor u dhac ah.

1.Group A   Naadi Buuxa

2.Group B    Naadi Buuxa

3.Group C    Naadi Buuxa

4.Group D    Naadi buxidoona  ?

5.Group E    Naadi buxidoona Mustaqbalka ?

6.LEAGUE  1(A) !!! Garoonka Nadiyada Somaliya

7.LEAGUE  1(B) !! Naadi Mustaqbalka la ibindoono !!

8.LEAGUE  1(C) !! Naadi Mustaqbalka la ibindoono !!

SOMALI PREMIER LEAGUE 2016 – 20??

Waxaan Dhowrnaaba waa natiijada kama danbaynta  ah ee 2016 cida safandoonta  SOMALI PREMIER LEAGUE iyo cida ku hari doonta SOMALI CHAMPIONSHIP ama  LEAGUE(1)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7