Isqabqabsigii madaxda sare oo xal loo helay (upcoming PM)‏

Posted Date: 14 Dec 2014   in: news,Somalia     0 Comments

Haddii aad maqli jirtey ra’iisul wasaarihii iyo madaxweynihii baa is haya, mooshin baa socda, laaluush baa is dhaafaya iyo wax lamid ah, taa xalkeedii ayaa la helay ee bal qabso.
 
Marba haddii reerkii Hawiye ahaa isu qaatay in dawladnimadu iyaga tahay, caasimaddiina ku darsadeen sheegashadeeda, welina ay waardiye iska hayaan oo ay cabsi ka qabaan Daarood oo aan kursiga madaxweynaha iyo caasimadda midna haysan xalkii baa la helay ee ku jar hadalka ku jar!

Habarta madaxweynaha haddii ra’iisal wasaare laga dhigo maxaa ba’aya? bal halla arkee in Hawiye dawlad noqon karo kkkk.

Halkan ka daawo:
http://shacabkamedia.com/7131/daawo-ninkan-odayga-wuxuu-talo-ku-soo-jeediyay-si-uusan-is-qab-qabsi-u-dhicin-mooshin-dambana-aan-laga-keenin-r-wasaaraha-la-magacaabayo-m-weynaha-inuu-marwadiisa-u-magacaabo-reysalwasaare/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7