Itoobiya oo uu ka furmay shir looga hadlayo hormarinta degmooyinka Puntland

Posted Date: 25 May 2015   in: Puntland     0 Comments

Waxaa dalka itoobiya saaka ka furmay shir ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah Guddoomiyaasha degmooyinka Puntland iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntlandshirkaan ayaa  ajandehiisu yahay dib u eegid Mashruuca hormarinta degmooyinka  Puntland ee JPLG kaas oo ka socday qaybo kamid aha degmooyinka Puntland. waxaana la qorsheeyay in shirku socdo muddo dhan 12 maalmood ah.

Shirkaan ayaa waxuu dabo socdaa shirar dhowr ahaa oo la xariiray mashruuca JPLG kuwaas oo lagu qaybtay gudaha dalka iyo dibada waxaana dhanka kale  iyana shirka ka soo qayb galay hay’adaha taageera mashuurca hormarinta ee JPLG. iyadoona si aada loo falanqayn doona waxii degmooyinka u qabsoomay 2014-2015 iyo qorshayaasha la hiigsanayo sannadka soosocda ee 2016.

shir 3 shir1 shir2 shir4

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7