Jaaliyada PL ee Ireland oo soo dhaweyn u sameyay Wakiilka DPL ee Finland + Sawiro

Posted Date: 25 May 2015   in: news,World     0 Comments

Wakiilka dowladda Puntland ee dalka Finland,ahna la taliyaha daladda ay ku mideysan-yihiin qurba-joogta Puntland ee dalka,Cabdifitaax Jaamac (Janna-gale) ayaa kulan is xog-waraysi ah la qaatay jaaliyadda Ireland ee ka soo jeeda Puntland. Dad badan oo ka soo jeeda Puntland ayaa ku nool waddanka Ireland,waxaana ay markii ugu horreeysay ku casumeen caasimada dalkaas ee Dublin,wakiilka dowladda Puntland u jooga waddanka Finland.

Wakiilka waxuu kulankiisa la qaatay odayaasha iyo mas’uuliyinta jaaliyadda Puntland ee ku nool dalka Ireland ,waxaana ay warbixin ka siiyeen xaaladdooda iyo qorshayaal dhowr ah oo ay doonayan inay uga qayb-qaatan horumartinta dalka. Inta uu shirka socday arrimaha lugu falan-qeeyay waxaa ka mid ah,sidii loo horumarin lahaa wax-qabadka jaaliyadda gudaha iyo dibadda, sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta jaaliydaha qurba-joogta Yurub, sidii loo kobcinlahaa aqoonta iyo xirfada dhallinyarada qurba-joogta iyo in la xoojiyo dhisida dalad mideeysa jaaliyadaha qurba-joogt.

WakiiP.Ireland2

WakiiP.Ireland3

WakiiP.Ireland4

WakiiP.Ireland

WakiiP.Ireland5

WakiiP.Ireland6

WakiiP.Ireland7

WakiiP.Ireland8

WakiiP.Ireland9

WakiiP.Ireland11

WakiiP.Ireland12

WakiiP.Ireland13

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Allidamaale

Warning: Use of undefined constant sidebar - assumed 'sidebar' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/1/6/f/allidamaale.com/httpd.www/wp-content/themes/idamaalev1.0/sidebar.php on line 7